gabadha-jecel

Sidee Lagu Gartaa Gabadha Wax Jecel

Gabdhuhu wey kala duwan yihiin Dabeecad ahaan, taasina waxey keeni kartaa iney ku kala gedisnaadaan Calaamadaha ay muujiyaan marka ay Wax jeclaadaan, balse Ogoow iney jiraan Calaamado ay ka siman yihiin Gabdhaha wax jecel, Calaamadahaasi kuwooda ugu Caansan waxaa ka mid ah:- Xishoodka Waa Calaamadda ugu horeysa waxa ay la soo baxaysaa Xishood Xad-dhaaf ah…