11 Fikir oo Inagu soo Dhaca Balse aan Sax Ahayn! Qaybta Koowaad
Inta badan fikir iyo afkaaraha maskaxdeena ku soo dhaca ama ka soo burqada, maaha kuwa sax ah boqolkiiba boqol. Waxa jirta in mararka qaar maankeena ay ku soo dhacaan fikir iyo aragtiyo gurracan, ay sababtu tahay, in aan bini aadam nahay oo aynaan dhammaystirnayn. Haddaba, maqaalkan waxa aan kugula wadaagayaa 11 fikir oo inagu…