• Mahad iyo Maandeeq | Qaybtii Sagaal iyo Tobanaad

    Mahad iyo Maandeeq | Qaybtii Sagaal iyo Tobanaad

    Waa Qaybtii Sagaal iyo Toabanaad ee taxanaha qisadii jacayl ee Maandeeq iyo Mahad. Qaybihii hore waxaad ka akhrisan kartaa bartan Maadeys. Maalinba maalinta ka dambeysa waxaa sii kordhaayay Jaceylka iyo Xiriirka u dhaxeeya, Maryan iyo Maxamuud oo ahaa Ninkii qurba joogta ahaa, weliba maal-maaha qaar, waxey si qarsoodi ah ugu tegi jirtay Hotelka uu deggen…