11 Fikir Oo Inagu Soo Dhaca Balse Aan Sax Ahayn! Qaybta Labaad
Akhriste, kusoo dhowow qaybtii labaad ee qormadii ku saabsanayd 11 Fikir oo kugu soo dhaca balse aan sax ahayn. 6. Cid kale ayaa ka dambaysa waxa igu dhacaya Fikir kani waxa uu ka dhigayaa qofka, mid marwalba khaladaadkiisa ka baxsada oo qaadi waaya masuuliyadda naftiisa. Khalad kasta iyo wax kasta oo xun oo uu sameeyo…