• Maandeeq iyo Mahad | Qaybta Shanaad

    Maandeeq iyo Mahad | Qaybta Shanaad

    Maandeeq ayaa banaanka fadhida, maankeeda waxaa ka guuxaayo Hadaladiisii Qurxoonaa, Laabteedna waxaa ku sawiran dhoola cadeyntiisii, ilmadu kama istaageyso, dadkii meesha joogayna, waano ayey la dul taagan yihiin iyo Duco ay u ducaynayaan Mahad. Muddo ka bacdi, waxaa soo baxay Dhaqtarkii howsha gacanta ku hayay, iyada oo Naxsan, ayeyna ka soo hor booday, waxeyna ku…