• Mahad iyo Maandeeq | Qaybtii Laba iyo Tobanaad

    Mahad iyo Maandeeq | Qaybtii Laba iyo Tobanaad

    Mahad iyo Maryan waxaa u bilowday Sheeko taxane ah, iyada oo mid walba uu midka kale, u sheegaayo inuu ka helay. Ugu danbayntiina waxaan si rasmi ah loo yagleeyay jaceyl hadafkiisu yahay Guur. Nolol cusub oo jacayl iyo degenaan ay ku laran tahay ayaa la wada galay, wuxuuna Mahad u diyaarsan yahay inuu qoys dhisto…