Category: Arrimaha Bulshada
Dhaqaaleyso Xaaskaaga. Farriin Ku Socota Ragga Soomaalida ah.
Dhaqaaleyso Xaaskaaga, Waa Farriin Ku Socota Ragga Soomaalida ah waana Qormo dhaxalgal ah. Waxaad arkeysaa Labo qof oo is qaba Dhowr Sannadood oo isla nool, misana aad moodid iney Waxyaabaha qaar ay ka Xishoonaayaan.
Qaabka Looga Daahirsado Xeydaka ama Caadada
Qormadan waxaan ku soo badhigeynaa qaababka kala duwan ee ay gabdhuhu isaga daahirin karaan dhiigga xeyda ama Caadada.
Guurso Maalin Aad Ku Qanacsan Tahay! Qormo Waxgal Ah.
Akhriste, qormadan waxa aan kaga hadli doonaa arrin aad ugu dhex baahsan bulshadeena, waana inaan kaalin ka qaadano wacyigelinta dhallinyarada si loo toosiyo mustaqbalkooda guur.
10 Dabeecadood oo Maskaxda Waxyeeleeya
Waxaa jira dabeecado ay dadka qaar caado ka dhigteen balse aysan ku baraarugsanayn khataraha iyo waxyeelada caafimaadka maskaxdooda ka soo gaari karto.