• Hasha Labada Geel Jecel, Midna Gaari Weyday

    Hasha Labada Geel Jecel, Midna Gaari Weyday

    Maria oo u dhalatay Dalka Norwey oo ka shaqeyn jirtay Maqaayad, ayaa xiriir la laheyd Kevin oo ka shaqeyn jiray Garaash. Waxa ay ahaayeen Lammaane is jecel oo isku doonan noloshooda “Vience”.    Maria iyo Kevin waxey nolosha ka lahaayeen hami weyn oo ah in ay mustaqbalkooda farxad ku dhameystaan.   Maalin maalmaha ka mida…