• Mahad iyo Maandeeq | Qaybtii Afar iyo Tobanaad

    Mahad iyo Maandeeq | Qaybtii Afar iyo Tobanaad

    Akhriste, kusoo dhowow qaybtii 14-aad ee taxanihii jacayl ee Mahad iyo Maandeeq. Halmar ayaa amakaag iyo yaab afkii ay wada qabsadeen dadkii meesha joogay, kadib markii uu dhakhtarkii hambalyo la soo istaagay, hooyadeed oo kamid ahayd dadkaas ayaa iyadana naxdin awgeed ilmo uga soo qulquleen, waxaa ku dhacay dhul gariir waxaana ciriiri ku noqday adduunyadii…