Mahad iyo Maandeeq | Qaybtii Sagaalaad
Mahad markuu intaas sameeyay ayuu isaga oo aan hadli karin oo dhulka fiirinaayo Falka Guracan ee uu sameeyay dartiisa, ayuu inta uu Cagaheeda dhunkaday si Deggen Cafis uga codsaday. Dadkii meesha joogay oo War moogayaal ahaa ayaa yaab la noqotay Mahad waxa uu sameynaayo, iyadiina Talo ayaa ku cadaatay, oo iney Mahad la hadasho ma…