Mahad iyo Maandeeq | Qaybtii Todoba iyo Tobanaad
Maandeeq markey ka baxday Umushi waxey dhaxda u xiratay, korimada Cunugeeda, iyo iney ka dheereyso, Cunsuriyadda, ka buuxda Dadka iyo hadal xumadooda. Kharash iyo xoolo badan ma heysato, balse waxay isku dayday iney bilawdo Gacanacsi yar-yar, guriga hortiisana ku iibiso cuntooyinka fud-fudud, ee Burka laga sameeyo. Muddo ka bacdi Maandeeq waxay bilawday, iney…