Maadeys: Your Entertainment and Lifestyle Blog
Mahad iyo Maandeeq | Qaybtii Lix iyo Tobanaad
Aabaha dhakay Maandeeq wuxuu aad uga xumaaday arrintii kala soo kulmay nimankaas, ma awoodi inuu la murmo ama la sii dood, oo sumacdiisa baa dhulka ku dhacday, waayo gabadhiisii baa uur aan cidii iska lahayd la ogayn laisku tuurtuurayaa, aamusnaanta iyo xishoodka ayuu maciin biday.
Mahad iyo Maandeeq | Qaybtii Shan iyo Tobanaad
Mahad iyo marwadiisa Maryan, taleefanadii ayay iska damiyeen, si ay uga buuqa asxaabtooda ugaga nastaan maadaama ay todoba bax u tageen magaalo qurux badan oo dalxiisaka ku habboon oo ay lamaaneyaasha cusubi ay waqti ku soo qaataan.
Mahad iyo Maandeeq | Qaybtii Afar iyo Tobanaad
Akhriste, kusoo dhowow qaybtii 14-aad ee taxanihii jacayl ee Mahad iyo Maandeeq.
Mahad iyo Maandeeq | Qaybtii Sedex iyo Tobanaad
Maandeeq argagax iyo Anfariir ayaa la soo deristay, iyadoo jareyneesa oo Wadnaheeda garaaciisa banaanka laga maqlaayo ayey taleefankiisii wacday, balse wuu xiran yahay, haddana
Halabuur: 4 Qaab oo aad Halabuurkaaga u Kobcin Karto
4 qaab oo aad si halabuur leh ugu fikiri karto, Mareegtan waxaad ka heleysaa qoraallo ahmiyad u leh dhiirigelinta Dhallinta Soomaaliyeed, haddii aad maqaalkan ka
Mahad iyo Maandeeq | Qaybtii Laba iyo Tobanaad
Mahad iyo Maryan waxaa u bilowday Sheeko taxane ah, iyada oo mid walba uu midka kale, u sheegaayo inuu ka helay. Ugu danbayntiina waxaan si rasmi ah loo yagleeyay jaceyl hadafkiisu yahay Guur.
Mahad iyo Maandeeq | Qaybtii Kow iyo Tobanaad
Telefoonkiisa oo xernaa ayay tiro dhowr jeer ah soo wacday Maandeeq, Maandeeq balse markii dambe waa u baxay telefoonka, inuu mashquul ahaa ayuuna u sheegay.
Mahad iyo Maandeeq | Qaybtii Tobanaad
Qisadii Mahad iyo Maandeeq Qaybteeda tobanaad ku soo dhowaada, mareegtan waxaad ka heli kartaa qaybihii hore ee qisadan. La sii wadaag asxaabtaada jecel qisooyinka jacaylka.
Mahad iyo Maandeeq | Qaybtii Sagaalaad
Mahad markuu intaas sameeyay ayuu isaga oo aan hadli karin oo dhulka fiirinaayo Falka Guracan ee uu sameeyay dartiisa, ayuu inta uu Cagaheeda dhunkaday si Deggen Cafis uga codsaday.
Mahad iyo Maandeeq | Qaybtii Sideedaad
Markii loo sheegay Mahad in gacalisadiisii Maandeeq ay magaalada isaga tahay, xilli adag oo murugo iyo islahadal ku dheehan tahay ayaa u bilowday, wuxuu garan waayay meel uu ka raadiyo, wuxuuna isku cannaantay yaa mar uun i tusa.