Maadeys: Your Entertainment and Lifestyle Blog
Dhaqaaleyso Xaaskaaga. Farriin Ku Socota Ragga Soomaalida ah.
Dhaqaaleyso Xaaskaaga, Waa Farriin Ku Socota Ragga Soomaalida ah waana Qormo dhaxalgal ah. Waxaad arkeysaa Labo qof oo is qaba Dhowr Sannadood oo isla nool, misana aad moodid iney Waxyaabaha qaar ay ka Xishoonaayaan.
Jacaylkii Salmaan iyo Suleeqa. Qaybta Koowaad
Waa Dalka Kuwait, markaas ayaan 15 jir Madaxa la galay, Dugsiga ayaan dhigtaa, Dadka intooda badan dugsiga ayey ka bilaabataa Sheekadooda, Anigana kuwaas ayaan ugu horeeyaa, Magaceyga waa Suleeqa, isagana waa Salmaan.
Sidee Ayaan U Rumeyn Karaa Riyo Kasta
Maanta waxaan rabaa in aa ka hadlo maqaal kusabsan wax uu qof waliba inaga mida doonayo, taas oo ah inuu rumeeyo riyo kasta.
Xaqiiqoyin Aadan Ka Ogeyn Saynisyahankii Weynaa ee Albert Einstein
Qormadan waxaan ku soo bandhigi doonaa xaqiiqooyin ku saabsan saynisyahankii weynaa ee Albert Einstein.
Sidee ayaad Ku Jeclaan Kartaa Salaadda
Ma isku aragtaa in aad Salaadda si boobsiis ah ku dukatid, amaba marka aad dukanayso aad meelo kala ka Fikireyso oo aad is aragtid adiga oo dhameeyay Salaadda.
Qaabka Looga Daahirsado Xeydaka ama Caadada
Qormadan waxaan ku soo badhigeynaa qaababka kala duwan ee ay gabdhuhu isaga daahirin karaan dhiigga xeyda ama Caadada.
Maxaad Ka Taqaanaa Dhulka Aynu Ku Nool Nahay
Dhulku masaafo 510Milyan oo km ayuu ku fadhiyaa, waa meeraha ay kajirto nolosha suuragalka ah, ayna kunool yihiin noolaha oo dhami. Waana meeraha saddexaad ee bahda qorraxdu midaysay.
Wax Ka Ogow Qisada Filmka Idiocracy
Wax Ka ogow sheekada cajiibka ah ee ku jirta filimka Idiocracy. Sanadku waa 2006. Wasaaradda Difaaca ee Mareykanka ayaa qorshaynaysa in ay samayso tijaabo qarsoodi ah oo ah in la suuxin karo askarta, lana toosin karo markii loo baahdo.
Qiso: Wax Ka Ogow Shimbirka Hud-Hudka
Waa maxay Sababta uu Shimbirka Hud-Hudka uga mid noqday Shimbiraha lagu Xusay Kitaabka Quraanka Kariimka? Haddaba qormadan kaga bogo qisada ku xeeran shimbirkan.
Guurso Maalin Aad Ku Qanacsan Tahay! Qormo Waxgal Ah.
Akhriste, qormadan waxa aan kaga hadli doonaa arrin aad ugu dhex baahsan bulshadeena, waana inaan kaalin ka qaadano wacyigelinta dhallinyarada si loo toosiyo mustaqbalkooda guur.