Maadeys: Your Entertainment and Lifestyle Blog
Isbeddelladii La Filayay ee Whatsapp-ka oo wax iska baddalay! sabab?
Maalmihii la soo dhaafay waxaa aad loo hadal hayay isbedelo lagu samaynaayo aalladda xiriirka bulshada ee Whatsapp-ka. Haddaba 4 qodob ayaan ku soo koobayaa waxa dhacay si aad u fahanto halka wax ay ka bilowdeen iyo halka ay wax marayaan.
Sheeko Xikmad iyo Xaraarad Leh
Waa Sheeko Xikmad leh kana mid ah sheekooyinka ay idin soo gudbineyso bartan Maadeys. Marwalba ayaan si usbuucle ah idinkugu soo daabici doonaa qormooyin, maqaallo iyo sheekooyin cajiib ah.
10 Dabeecadood oo Maskaxda Waxyeeleeya
Waxaa jira dabeecado ay dadka qaar caado ka dhigteen balse aysan ku baraarugsanayn khataraha iyo waxyeelada caafimaadka maskaxdooda ka soo gaari karto.
5 Calaamadood oo aad ku garan karto in telefoonkaaga lagaa jabsaday
Akhriste, Maqaalkan waxaan diiradda ku saari doonaa sida lagu garan karo ama calaamadaha muujinaya in telefoonkaaga gacanta ah lagaa jabsaday, waxaan sidoo kale kusoo qaadan doonaa tallaabooyinka badbaada ah ee la qaadi karo.