Qaraha Iyo Faaiidooyinka Caafimaad ee Laga Helo!
Faaiidooyinka Caafimaad ee Qaraha ku Jira maahan wax halkan lagu soo koobi karo, qormadan markaad akhriso kadib waa hubaal inaadan ka tagi doonin Qare miiska laguu soo saaray. Qaraha wuxuu kamid yahay qudaarta ugu badan ee laga helo dalkeena Soomaaliya, Waxaana ka buuxa macaadin badan oo faaiidooyin caafimaad u leh jirkeena. Haddaba Qormadan waxaan ku…