Sidee ayaad Ku Jeclaan Kartaa Salaadda
Ma isku aragtaa in aad Salaadda si boobsiis ah ku dukatid, amaba marka aad dukanayso aad meelo kala ka Fikireyso oo aad is aragtid adiga oo dhameeyay Salaadda. Haddaba sababtu waa Khushuuc la’aan, khushuuca waa in Qalbiga soo xaadiro waqtiga Salaadda oo uu macaansado Dhadhanka Salaadda. Haddaba Qodobadan waxay kaa saacidi doonaan in aad Beddesho…