Galmada Badan Waxaa Laga Helaa Faa’idooyinkaan!!
Waxaan qormadaan ku soo qaadanayna 7 faaido oo cilmi ahaan la xaqiijiyay in laga helo galmada xalaasha ah ee joogtada ah. Haddii aad ka heshay maqaalkan fadlan asxaabtaada la sii wadaag. Galmada ninka iyo xaaskiisa dhex marta kuma koobna keliya iney si wadajir ah u raaxeystaan ubadna kala dhalaan, balse Waxyaabo badan oo isu-tagga…