• Mahad iyo Maandeeq | Qaybtii Kow iyo Tobanaad

    Mahad iyo Maandeeq | Qaybtii Kow iyo Tobanaad

    Telefoonkiisa oo xernaa ayay tiro dhowr jeer ah soo wacday Maandeeq, Maandeeq balse markii dambe waa u baxay telefoonka, inuu mashquul ahaa ayuuna u sheegay. Gabadhii Maandeeq gobta ahayd waxaa u dambeysay inay baryootanto, ayada ayaa maalin kasta waceysa laakiin Mahad wicitaan iska daayee masoo xusuusto inyar xitaa, qofkii loo ixsaan falay xilligii uu liitay…

Exit mobile version