• Mahad iyo Maandeeq | Qaybtii Sideedaad

    Mahad iyo Maandeeq | Qaybtii Sideedaad

    Markii loo sheegay Mahad in gacalisadiisii Maandeeq ay magaalada isaga tahay, xilli adag oo murugo iyo islahadal ku dheehan tahay ayaa u bilowday, wuxuu garan waayay meel uu ka raadiyo, wuxuuna isku cannaantay yaa mar uun i tusa. Mahad isagii oo hurdada iyo harsashaba ka raagay ayuu go’aansaday inuu raadiyo jacaylkiisa oo u xumeeyay. Inuu…

Exit mobile version