• Qiso Jacayl | Maandeeq iyo Mahad | Qaybta Seddexaad

    Qiso Jacayl | Maandeeq iyo Mahad | Qaybta Seddexaad

    Filan waa iyo yaab ayey ku noqotay, iney aragto Ninkii Xumaa oo Gurigooda dhax fadhiya, waxeyna ka fikirtay sidii ay u qaabili laheyd Xushmad laawihii Xumaanta la doonay. Malaha waxaa Qalbigeeda ku soo dhacday, intaad Bir qaadato Madaxa ma kaga garaacdaa, mise waad qeylisaa, mise Aayar ayaad isaga baxdaa Adigoon la hadlin, balse waxaa mar…

Exit mobile version